Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cirro oo noqday Madaxweynaha Lixaad Ee SL
    Somalia

    Cirro oo noqday Madaxweynaha Lixaad Ee SL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cirro,ayaa noqday MW Lixaad ee SL,sida ay shaaciyeen Gudiga Doorashada Maanta.

    Shaacinta Natiijada,iyadoo Gudiga Doorashada SL midaysan yahay,waxay utahay ulahayd macno Doorasahadan.

    Sidoo kale,waxaa muhiim ah aqbalaada Muuse Biixi oo laga rabo Hanbalyayn.

    In awooda lagu wareejiyo Siyaasi iyo Beel aan Hubaysnayn oo Afartan Sano saaxada ka maqnayd ma’ahan wax fudud marka lagu qiimeeyo Afrika,Geeska iyo Somaliya.

    Qiimaha Doorashada iyo Natiijada,waxaa Gacanta ku haya Muuse oo ay Maanta aqbalaadiisu uga qaalisan tahay SL wax walba.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    The Intricate Web of Power: Djibouti’s Influence, Somali Governance, and Allegations of Corruption

    November 9, 2025

    Maxay Maraykanka uga dhigan tahay udoorashada Duqa New York Mamdani?

    November 9, 2025

    Isdhaafsiga ganacsi ka dhexeeya Somaliya iyo Imaaraadka Carabta?

    November 9, 2025
    Latest Posts

    African Union Commission Welcomes South Africa as G20 Chair and Host.

    The Intricate Web of Power: Djibouti’s Influence, Somali Governance, and Allegations of Corruption

    Maxay Maraykanka uga dhigan tahay udoorashada Duqa New York Mamdani?

    Isdhaafsiga ganacsi ka dhexeeya Somaliya iyo Imaaraadka Carabta?

    Faallo:-Dhibaatada laga dhaxlay Hubka Jimcaale iyo talada Aaran-jaan?

    Maxaa ka jira dacaayadaha laga sameeyo diyaaraadaha taageera Ciidamada PL?

    Faallo:-Loolanka Quwadaha Ee Geeska Afrika iyo doorka Puntland?

    Exclusive: Somali ISIS Leader Allegedly Moved to Qatar as Investigations Probe Secret Transfer Mogadishu,Somalia

    Djibouti at a Crossroads: The presidential transition crisis ahead of April 2026 elections

    U.S–Sudan Relations,By U.S. Embassy in Khartoum

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.