Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cunaqabatayn hor leh oo la saaray hogaamiyaha Xamaas
    Somalia

    Cunaqabatayn hor leh oo la saaray hogaamiyaha Xamaas

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Faransiiska,ayaa ku dhawaaqay in uu xayiray hantida hogaamiyaha Xamaas Yahya Sinwar, taasoo qeyb ka ah cunaqabateynta cusub.

    Sida lagasoo xigtay wareegtada lagu daabacay joornaalka rasmiga ah, lacagaha Sinwar iyo ilaha dhaqaalaha waa la xayiri doonaa lix bilood laga bilaabo 5-ta Disembar.

    Ma cadda inta ay le’eg tahay hantida Sinwar ee Faransiiska. Bishii la soo dhaafay, Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee UK, Lord Cameron ayaa cunaqabateyn ku soo rogay hoggaamiyeyaasha sare ee kooxda Falastiiniyiinta iyo maal-geliyayaasha Xamaas, taasoo ka tarjumaysa tillaabooyin dhowr ah oo la mid ah oo uu qaaday Maraykanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.