Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Daacish-ta Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay fulinayaan Amarada Al-Qurayshi
    Somalia

    Daacish-ta Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay fulinayaan Amarada Al-Qurayshi

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 4, 2019Updated:November 4, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    War-murtiyeed kasoo baxay Kooxda Daacish faraceeda Soomaaliya ayaa looga hadlay geeridii Hoggaamiyihii Kooxdaas Abuubakar Al-Baqdaadi, kaasoo bishii la soo dhaafay lagu dilay weerar uu Mareykanka ku qaaday goob uu ku sugnaa oo ku taala waqooyiga Suuriya.

    War mrutiyeedka ka soo baxay Kooxda Daacish-ta Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay u hoggaansamayaan awaamiirta hoggaamiyaha cusub ee Kooxda Daacish Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Qurayshi

    Sawir la soo dhigay barta Internet-ka ee Telegram oo ay ka muuqdeen koox ka tirsan Daacish oo geed-hoostiisa fadhiya oo bayco la galaya Hoggaamiyaha cusub Al-Qurayshi, iyagoo balan-qaaday inay u hoggaansamayaan awaamiirtiisa.

    Daacish-ta Soomaaliya oo uu hoggaamiyo wadaadka Duqa ah ee Sheekh C/qaadir Muumin ayaa saldhigooda yahay deegaanada buuraleyda Gobolka Bari ee Puntland, waxaa weeraro joogta ah ay kala kulmaan Ciidanka Dowladda Puntland oo halkaas howlgallo joogta ah ka waday 10 sanno ee ugu dambeeyay

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.