Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Daacuun ka dilaacay Wadanka Itoobiya kadib Fatahaadii Roobabka
    Somalia

    Daacuun ka dilaacay Wadanka Itoobiya kadib Fatahaadii Roobabka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 30, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraan 23 Qof,ayaa ku dhintay Daacuun ka dilaacay bulshooyinka ku barakacay fatahaadihii dhawaan ka dhacay Bariga Itoobiya, sida ay sheegtay hay’adda samafalka ee Save the Children.

    War qoraal ah oo ay soo saartay Khamiistii hay’adda gargaarka ee fadhigeedu yahay UK,ayaa lagu sheegay in in ka badan 770 xaaladood oo Daacuun ah la xaqiijiyay Laba Toddobaad gudahood Gobolka Somalida, oo ah meesha ugu daran ee ay saameeyeen fatahaadaha iyo roobabka xooggan ee aan caadiga ahayn.

    Roobabkan ayaa saameeyay 1.5 Milyan oo Qof oo ku nool dalka Itoobiya oo dhan iyadoo tirada lagu qasbay inay guryahooda ka baxaan ay gaareyso 600,000″Ayay sheegtay QM.

    10% dadka ay dhibaatadu saameysey,ayaa helay gargaar.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.