Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Daawo khudbad uu kaga hadlay Madaxweyne Deni khilaafka Villa Somaliya,Laascaanood iyo Dimuqraadiyaynta
    Somalia

    Daawo khudbad uu kaga hadlay Madaxweyne Deni khilaafka Villa Somaliya,Laascaanood iyo Dimuqraadiyaynta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni oo Caawa ay ku beegnayd 4-sano ka hor doorashadiisii hogaaminta Puntland,waxuu ku dul istaagay arimo door ah khudbad uu ka jeediyay Xaflad lagu soo bandhigayay waxqabadka Xukuumada.

    Puntland iyo Fadaraalka,ayuu ka hadlay..”Waxii Puntland soo qabatay ee ahaa Dastuurka Kmg ah,Shirarkii Fadaraalaynta ee Garowe iyo Galkacyo iyo in Caasimada Dowladu ku shaqayso waxii ay gelisay waa in aan la dayicin”.

    Dimuqraadiyaynta Puntland,ayuu ka hadlay.

    Xaalada Laascaanood,ayuu ka hadlay….

    “Dastuurka in la qabyo tiro,waxaa hor taagan in arinka Somaliland meel la saaro mana yeelayno in Sool iyo Sanaag si dadban Gacanta loogu geliyo SL,iyadoonba goobta joogin,ilaa Dhulkayaga meel naloo saaro oo PL iyo SL isku si loo galo arinkooda wax dhaqaaqayaa majiraan”Ayuu yiri Madaxweyne Deni.

    Dood macno leh oo uu ka galay,ayuu soo bandhigay qadiyadaha Fadaraalisimka iyo Sool iyo Sanaag,hoos ka daawo muuqaalka.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.