Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Daawo Shirka jaraa’id Ee Xasan,Erdogan iyo Abiy
    Somalia

    Daawo Shirka jaraa’id Ee Xasan,Erdogan iyo Abiy

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan Shiikh hadalkiisu,waa mid caadiya oo aysan ku jirin wax cusub oo xiiso leh..

    “Itoobiya,waxaan nahay Walaalo waxa ay ku kala duwan yihiin ay ka badan tahay,waxay ka midaysan yihiin”Ayuu yiri Xasan.

    Sidoo kale,waxa uu Xasan ka Mahadceliyay Ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah hawlgalka Midowga Afrika oo uu ku tilmamay kuwo Dhiiga ushubay xasiloonida Somaliya.

    Waxa uu kaloo dul istaagay in Gobolka Geeska Afrika yahay fawdo aan ubaahnayn xasarado cusub oo ay tahay in Labadayada Wadan aan wada Shaqayno kana wada faa’idaysano fuemrsadaha aan haysano.

    Abiy marka laga soo tago Mahacelinta Erdogan,waxa uu xusay in Somaliya iyo Itoobiya yihiin Qoys wadaaga Dhaqanka iyo Afka oo Dhiiga isku shuba sida dhacday oo Ciidamada Itoobiya ay Dowladnimada Somaliya deganaanshaheeda Dhiig ugu soo sheubeen Sanado badan.

    Guud ahaan hadalka Madasha laga sheegay,waa mid Diblomaadiyadeed oo uu ugu xooganaa kan Erdogan ee ah..

    “Somaliya,waxaan ka filayaa in ay Itoobiya ufududayso say Bada ku gaari lahayd”.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQOiXG3-gjGto8L61WBny5VgxX36yXUXJEkmAiRGbTfbC0b6pE4DMP3kOOI6YDrB-WvJOwVezlJCmQDeI538zhXc.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.