Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dadaallo dib loogu bilaabayo wada hadalka Taalibaan iyo Maraykanka oo ka socda Pakistan.
    Somalia

    Dadaallo dib loogu bilaabayo wada hadalka Taalibaan iyo Maraykanka oo ka socda Pakistan.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wakiilka Maraykanka u qaabilsan Wadahadallada nabadda ee Taalibaan ayaa u jooga Pakistaan dadaallo uu doonayo in dib loogu soo celiyo wadaxaajoodka lagu dhameynayo khilaafka Afganistaan ka aloosan 18-ka sano.

    Zalmay Khalilzad, ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Pakistaan Imran Khan waxaana uu sidoo kale la hadli doonaa Taliyaha Ciidanka Pakistaan si loo raadiyo hanaan suura gelin kara in wada xaajood darafyo badan lala galo Taalibaan.

    Dowladda Pakistaan ayaa dooneeysa in dib loo soo celiyo wadahaladda nabadda ee bur-buray Bishii September ee Sanadkaan kadib markii uu Madaxweyne Trump si lama filaan ah ugu dhawaaqay in dhamaadeen.

    Golaha Sare ee maamula Taalibaan waxaa la rumeysanyahay in ay deganyihiin Pakistaan waxaana Dowladda Pakistaan lagu eedeeyaa in aysan awood ku filan saarin Ururka Taalibaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.