Dagaal beeleed,ayaa saaka aroortii mar kale ka qarxay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, dagaalkaas oo u dhaxeeya beela wada dega halkaas.
Dagaalka,ayaa waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo gasraya Sideed Qof dhimasho ah iyo Dhaawaca Shan kale, kuwaasi oo u badan dhinacyadii dagsalamay.
Waxa uu dagaalka Saaka ku soo beegmayaa xilli shalay Odayaasha Beelaha ku dagaalamaya ay heshiis uu ka shaqeeyey maamulka Jubaland, ku kala Ssxiixdeen Magaalada Kismaayo.