Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dagaal ka dhan ah Al-Shabaab oo looga dhawaaqay gobolka Hiiraan (Sawirro)
    Somalia

    Dagaal ka dhan ah Al-Shabaab oo looga dhawaaqay gobolka Hiiraan (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha guutada 5-aad ee Gobolka Hiiraan Korneel faarax Cali Waasuge ayaa kulan gaar ah waxaa uu la qaatay saraakiisha kala duwan ee Ciidamada Millateriga Soomaaliya ee gobolkaas,iyaga oo ka wada hadlay howlagallada ka socda Gobolkaas.

    Taliyaha ayaa sheegay in dhawaan deegaanada iyo degmooyinka Gobolka Hiiraan  ay ka bilaabi doonaan howlagallo ka dhan ah Al –Shabaab,isla markaana ay siwadajir ah u fulin doonaan Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM.

    Dhinaca kale Taliyaha qeybta 27aad ee Gobolka Hiiraan Janeraal Axmed Maxamed Calsow (Tareedisho) ayaa dhankiis sheegay in uu socdo qorsha Al-Shabaab looga saari lahaa dhamaan deegaanada ay ku sugan yihiin,waxaana ciidamada uu ugu baaqay inay u diyaar bgaroobaan howlgalkaas.

    Sidoo kale janeraal Tareedisho ayaa sheegay in ciidamada ay guulo waaweyn kazoo hooyaan dagaal ay dhawaan kula galeen Al-Shabaab tuulooyin hoostaga degmooyinka  Maxaas iyo Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    𝗪𝗮𝗳𝘁𝗶 𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿 𝗝𝘂𝘅𝗮 𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗗𝗵𝗮a𝗱𝗮𝗮𝗿

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.