Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dagaalka ka qarxay markale Dhuusamareeb
    Somalia

    Dagaalka ka qarxay markale Dhuusamareeb

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 28, 2020Updated:February 28, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maleeshiyada Dowlada Villa Somaliya,ayaa saakay markale weerar ku qaaday fariisimaha Ciidamada Madaxweyne Axmed Shaakir ee ay taageeraan Culumada Ahlusunna.

    Dagaalka,ayaa hada si xoog leh uga socda Magaalada Dhuusamareeb,waxayna wararka soo baxayaa sheegayaan in guulo ay gaareen Ciidamada Shiikh Axmed Shaakir.

    Talyihii Maleeshiyada Haramcad ee Dowlada Villa Somaliya,ayaa dagaalka ku dhintay.

    Dhuusamareeb kooxda faashilka ah ee Farmaajo ka hor waxay ahayd guri Nabadeed iyo Saldhiga la dagaalanka argagixisada.

    Ciidamada Shaakir ee ay taageeraan Cukumada Ahlusuna xalay waxay iska difaaceen weerar ay kusoo qaadeen Maleeshiyada Villa Simaliya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.