Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dagaalka Laascaanood waa waajib dhan walba marka laga istaago !!
    Somalia

    Dagaalka Laascaanood waa waajib dhan walba marka laga istaago !!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalka Laascaanood waa waajib dhan walba marka laga istaago…

    1.Waa ilaalinta midnimada Dalka.
    2.Waa ilaalinta Midnimada Daarood.
    3.Waa ilaalinta sharafta Daarood.
    4.Waa ilaalinta Puntland dhan walba.

    Deni in uu ka gaabsado oo ku daawado Dadkiisa laynta Maleeshiyada Muuse Biixi ma’ahan wax la aqbali karo.

    In sidii Barakacayaashii loo sameeyo Gudi bini’aadan Dad uu qeexayo Dastuurka Puntland waa ilhaamo.

    Diiwaangelin iyo Codayn in laga fakaro oo lagu bixiyo dhaqaale fara badan laguna galbiyo Ciidan,iyadoo Laascaanood Madfac ka dhacayo Deni in lagula xisaabtamo,ayuu mudan yahay.

    Ciidanku waa in aysan sugin amarkiisa oo ay damiirkooda raacaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.