Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dagaalka Ukrain iyo Ruushka yaa ku khasaaray ama ku faa’iday?
    Somalia

    Dagaalka Ukrain iyo Ruushka yaa ku khasaaray ama ku faa’iday?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 6, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ukrain way khasaartay?

    1.20% Dhulkeeda,waxaa haysta Ruushka.
    2.Ku dhawaad Hal Milyan oo Qof,ayaa ka dhintay.
    3.Dalkeedii,ayaa burburay.
    4.Ma helin Xubinimada Nato.
    5.Ma helin Xubinimada Yurub.
    7.Dayn fara badana,waa la galiyay.

    Raashiya waa Guulaysatay?

    Sadex hadaf oo ay ugashay dagaalka,waa heshay,kuwaasoo kala ah….

    1. Ukrain oo aan yeelan karin Hubka Niyukleerka.

    2. Ukrain oo aan ka mid noqon karin Midowga Yurub.

    3.Ukrain oo aan Nato ku biiri karin.

    Ruushku,Waxa umuujiyay adkaysi oo kaligii,ayaa wajahay Nato,waana laga saari waayay Dhulkii Barafka,waxaana muuqatay 10-Sano oo danbe in uu diyaar uyahay in uu sii dagaalamo.

    Yurub,waa khasaartay?

    Waxay ku Xisaabtamaysay Sadex arimood in dagaalka Ukrain uu gaarsiiyo Putin….

    B.Burbur dhaqaale,mana dhicin oo Dhaqaalihii Ruushku 4.7%,ayuu kobcay.

    T.Go’doon Siyaasadeed,mana dhicin oo intii dagaalku socday Putin,waxa uu marti geliyay kulamo waa weyn,isagoo muujiyay saamayn Diblomaasiyadeed oo sare.

    J.Hubka Nato in lagu jabiyo oo uusan gelin Ukrain,mana dhicin oo adkaysi,ayuu muujiyay,wuxuuna qabsaday 20% Dhulkii Ukrain.

    Trump Caqli saliim ah,ayuu ku maamulay dagaalkan,waa ka leexday taladii Yurub,waxa uuna arkay dagaalkan in uu iska soconayo oo Ruushka aan laga adkaanayn,waxa baxayana uu yahay Dhaqaalihiisa.

    Putin,wuxuu ku khasbay in uu yimaado Miiska wada xaajoodka,Yurubna dhaguhuu ka furaystay,Ukrain,waa amray,isla markaana dhaqaalihii kaga baxay dagaalka,wuxuu kusoo ceshanayaa heshiiska Macdanta,kadibna Ukrain dib udhiskeeda,ayaa loo Qaaraamayaa.

    Maraykanku ma rabo dagaal aan ahayn Shiinaha in uu galo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.