Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dagaalkii Buqdharkayn oo sida la filayay ka khasaare batay.
    Somalia

    Dagaalkii Buqdharkayn oo sida la filayay ka khasaare batay.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 9, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dagaalkii Buqdharkayn sida la filayay,waa ka khasaare batay.

    Geerida iyo Dhaawaca Labada dhinac oo laysku daray,waa 150-Qof,halka Dhaawucu yahay 200-Qof.

    Sool Bari?

    1.Geerida,waa 58-Qof.

    2.Dhaawaca 110-Qof.

     

    Sool Waqooyi?

    1.Geerida 90-Qof.

    2.Dhaawaca 120-Qof.

    Wadarta Guud Dhimashada iyo Dhaawaca ka dhacay halkaas,waa ku dhawaad 400-Qof.

    Isbitaalada Garowe iyo Burco,waxaa buux dhaafiyay Dhaawaca Dhalinyarada.

    Nasiibdarada dhacday,waa in Dhalinyaro Somaliyed oo ku dhow 400 waxna ku dhibteen,waxna ku dhaawacmeen Tuulo cidlo ah oo aan lahayn…..

    1.Deked.

    2.Garoon Diyaaradeed.

    3.Aan ku oolin meel muhiim ah.

    4.Dad badan ku noolayn.

    5.Aan lahayn Biyo iyo Koronto.

    Sool,waxay ubaahatay gurmad Caqli oo sidan laguma daawan karo.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.