Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dalabkii D.Somaliya Ee hakinta bixitaanka Atmis oo umuuqda mid aan la aqbalin
    Somalia

    Dalabkii D.Somaliya Ee hakinta bixitaanka Atmis oo umuuqda mid aan la aqbalin

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 23, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sawiradan,waa Gaadiid sida Qalabkii Ciidamada Atmis ee la qorsheeyay in ay ka baxaan Somaliya Bishan 25-keeda.

    Dadku waxay iswaydiinayaan halka uu ku danbeeyay Codsigii Dowlada Somaliya ee ahaa ilaa December in dib loogu dhigo bixitaanka Ciidamada Atmis.

    Sababaha loo anaynayo in uu keenay jahwareerka jira ee xataa gaarsiisan Taliska Ciidamada Atmis,ayaa ah…..

    1.Wakhtiga ay Dowladu codsigeeda soo dirtay oo daahitaan badan ku jiro,waxaana mar hore bilowday bixitaankii Ciidanka.

    2.Warqada Codsiga oo ay udirtay Dowladu Golaha Ammaanka QM halka ay ahayd in ay udirto Golaha amaanka iyo Nabada ee Midowga Afrika.

    3.Codsiga Dowlada oo ay ahayd in uu ka hadlo Wasiirka arrimaha dibadda ama Ra’isalawaaraha,kadibna Safaaradda Somalida ee Addis ay gudbiso.

    4.Codsiga Dowlada oo ay ahayd in la ogaysiiyo lalana soo tashto ka hor shaacinta Wadamada Ciidamada Atmis ee jooga Somaliya ku deeqay.

    Waxaa muuqata in uu jiro jahwareer ka dhashay sida Dowlada Somaliya umaaraysay xaaladan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.