Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dalalka ku yaalla Latin America oo heshiis ka gaaray Gubashada Keymaha Amazon
    Somalia

    Dalalka ku yaalla Latin America oo heshiis ka gaaray Gubashada Keymaha Amazon

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dalalka ku yaallaย  Latin America ayaa ku dhawaaqay heshiis wax lagaga qabanayo masiibooyinka dabiiciga ah ee ku habsada kaymaha Amazon ee dunida ugu ballaaran.

    Todobadda dal ee heshiiska kala saxiixday ayaa kala ah Bolivia, Brazil, Colombia, Ecuador, Guyana, Peru iyo Suriname.

    Heshiiskaan cusub waxaa uu  dhigayaa in dhir lagu beero meelaha xaalufiyay ee kaymahaas ka midka ah iyo sidoo kale sida looga falcelin doono masiibooyinka halkaa ka dhaca musqabalka iyo is weydaarsiga sawirada dayax gacmeedyadu qaadaan.

    Heshiiska ay gaareen dawladaha Latin America waxa loola jeedaa in lagu muujiyo sida ay uga goโ€™antahay dalalkaas wax ka qabashada dhibtaada ka dhacday kaymaha Amazon.

    Waxay si gaar ah ugu heshiiyeen in la sameeyo shabakad ka hortagta masiibooyinka dabiiciga ah oo weliba isku duโ€™da dedaaladooda mustaqbalka ee lagaga falcelinayo hadii dab mar dambe ka kaco kaymahaas oo haatan ba qaybo ballaadhan oo ka mid ah todobaadadii u dambeeyey dab ka socday.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.