Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Daraasiin Dad ah oo ku Naf waayay Dabka Hotelka Turkiga
    Somalia

    Daraasiin Dad ah oo ku Naf waayay Dabka Hotelka Turkiga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 21, 2025Updated:January 21, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraan 66 qof ayaa ku dhimatay dab qabsaday hotel caan ah oo lagu nasto oo lagu ciyaaro ciyaarta barafka ee dalka Turkiga, iyadoo dadka qaarna ay daaqadaha ka boodeen.

    Dabka ayaa ka kacay hoteelka Grand Kartal oo ka kooban 12 dabaq oo alwaax ah, saacaddu markay ahayd 03:27 wakhtiga maxaliga ah (00:27 GMT) xili ay ahayd wakhti fasax ah oo mashquul ah oo ay ku sugnaayeen dad gaaraya 234 qof.

    Waxay qaadatay 12 saacadood in la damiyo dabka. Afar qof ayaa la xiray oo uu ku jiro mulkiilihii, sida uu sheegay wasiirka cadaaladda.

    66-da qof ee dhimatay ayaan ilaa hadda la xaqiijin aqoonsigooda, balse waxaa ka mid ah Vedia Nil Apak, oo ah gabar 10 jir ah oo dabaasha ciyaarta oo la shaqeysa Naadiga Isboortiga ee Fenerbahce ee magaalada Istanbul iyo hooyadeed Ferda.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.