Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dastuurka Fadaraalka miyaa wax laga badalayaa 24-ka Bishan?
    Somalia

    Dastuurka Fadaraalka miyaa wax laga badalayaa 24-ka Bishan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dastuurka: Kulanka Baarlamanka Labada Aqal ee loo madlan yahay 24 January 2024:

    Doodda kulanka wadajirka ee loo madlan yahay waxay khuseeysaa, hab raaca loo marayo Doodaha wax ka beddelka Dastuurka; lama beddelayo qoddobo Dastuuri ah. Go’aamaadii Madasha ee 27 May 2023 qeyb kama ahan doodda Arbacada..

    Waxaa loo madlan yahay in labada Aqal meel mariyaan:

    1) Hay’adaha lala latashanayo
    2) Maareynta Kulamada Wadajirka labada Aqal ee Baarlamanka
    3) Marxadalaha akhrinta wax-ka-beddelka Dastuurka
    4) Habka dood soo jeedinta Xildhibaanada
    5) Habraaca Codeymaha sida tirada loo baahan yahay iyo qaabka codeynta (Qarsoodi iyo Gacan taag)
    6) Nidaamka meel-marinta Dastuurka

    Qoddobada kore oo dhan waa habraac shaqo ee wax ka beddelka Dastuurka. Doodihii wax ka beddelka Qoddobada Dastuurka waa dambeeyaan.

    Sidaas awgeed, waxaa muhiim ah in habraaca Dastuurka aan la siyaasadeyn. Balse shaqada dambe laga fara buuxsado.

    BDM

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.