Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dawlada Maraykanka”Baarlamaanka fadaraalka wa ain uu si deg-deg ah u meel mariya xukuumada cusub”
    Somalia

    Dawlada Maraykanka”Baarlamaanka fadaraalka wa ain uu si deg-deg ah u meel mariya xukuumada cusub”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 23, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Mareykanka oo ka mid ah dowladdaha taageera Soomaaliya ayaa soo dhaweysay magacaabista xubnaha cusub ee gollaha wasiirada dhawaan uu ku dhawaaqay ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre.

    Sidoo kale, Mareykanka ayaa soo dhaweeyay saamiga haweenka ay ku yeesheen xukuumada cusub oo ilaa lix wasiir oo haween ah ay ku jiraan taasoo noqoneysa markii ugu horeysay oo haweenka tiro intaa la eg ku yeeshaan xukuumadihii soo maray dalka.

    ‘’ Barlamaanka waa in uu deg deg u meelmariyaa xukuumada la soo dhisay si wax looga qabto dhibaatooyinka bani’aadannimo iyo amni ee ka jira dalka ayaa lagu yiri war ka soo baxay dowladda Mareykanka’’

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.