Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dawlada Puntland oo dalka dibadiisa u qaaday Dhaawacii Xildhibaan Bootaan
    Somalia

    Dawlada Puntland oo dalka dibadiisa u qaaday Dhaawacii Xildhibaan Bootaan

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 9, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootaan ayaa maanta diyaarad ka qaadey magaalada Gaalkacyo, kadib marki uu maalintii Arbacada dhaawac culus ka soo gaarey Bom lagu xirey gaarigiisa.

    Wararku waxay sheegayaan in dhaawaca Xildhibaanka loo qaadey dalka Kenya.

    Xil. Cabdulqaadir ayaa waxyeelo ka soo gaartey qaarka danbe, waxaana dhaawiciisu ahaa mid culus.

    Ururka al-Shabaab ayaa sheegtey masuuliyadda iskudayga dil ee Xildhibaanka.

    Maalmo ka hor ayey ahayd markii hay’adda PSF ku soo bandhigtey Gaalkacyo gaari nooca xamuulka qaada oo lagu qabtey miinooyin noocyo kala duwan ah oo ay kamid ahaayeen nooca gawaarida lagu xiro, gaariga ayaa u socdey Bosaso marka la qabanayey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.