Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Deeq bixiyayaasha oo ufasaxay PL dhamaan mashaariicdii ka xayirnaa
    Somalia

    Deeq bixiyayaasha oo ufasaxay PL dhamaan mashaariicdii ka xayirnaa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 18, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland,waxay ka heshay Deeq bixiyayaasha 16-kii Mashruuc ee ka xayirnaa in mudo ah oo ay siyaasadaysay Dowlada Sharciyada lumisay ee Villa Somaliya.

    Kulanka ka qabsoomay Nayrobi,markii hore waxaa qorshaysnaa in MW Deni Shir Gudoomiyo,balse Roobabka ka da’ay Dubai,ayaa xayiray.

    Wakiilada Beesha Caalamku si weyn ayay ula dhaceen dooda iyo qorshaha PL la timid Shirka.

    Kulanku,wuxuu kusoo idlaaday isfahan iyo wada shaqayn buuxda in lawada yeesho.

    15-kii Sano ee udanbeeyay Madaxweyne walba oo yimaada Villa Somaliya,wuxuu siyaasadeeyaa Mashaariicda horumarineed ee caalamku siiyo Somaliya qaybta kaga soo aada PL.

    PL sababaha ku kalifaya in ay udhaqanto sidii Dowlad Madaxbanaan ayay ugu horeeyaan Siyaasadaynta Mashaariicda horumarineed ee Villa Somaliya.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.