Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DEG DEG: Ardayda Muqdisho ” Dooni mayno Goodax Barre “
    Somalia

    DEG DEG: Ardayda Muqdisho ” Dooni mayno Goodax Barre “

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 14, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kumanaan arday ah ayaa goor dhow waxa ay dibadbaxyo ka bilaabeen waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho qaarkood, sida wadada wadnaha.

    Ardaydan oo ka careysan goโ€™aankii uu wasiir Goodax ku joojiyey imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Dugsiga sare oo Saddex maalin ay galeen, ayaa joojiyey waddooyinka qaar isku socodka gaadiidka.

    Aargada Lambar Afar iyo qeybo badan oo ka mid ah wadada Makka Al-mukarrama ayeey ardadu ku banaanbaxayaan, iyadoo mararka qaar la maqlayo rasaas u muuqata in kor loo ridayo.

    Sidoo kale arday kale oo badan ayaa isugu tagay taalada Daljirka Daahsoon, waxaana ay ku hadaaqayaan erayo ay ka mid yihiin โ€œDooni meyno Goodax Barreโ€

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.