Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Ciidamada geesiyaasha ah ee difaaca Puntlabd,waxay ku dileen Aaga Al Arabiya Laba Xubnood oo argagixisada Daacish ah. Waxay kaloo ku hareeraysan yihiin Sadex kale. Sidoo kale,waxay qabteen Xubin argagixisada oo kasoo jeeda Turkiga.