Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»DEG DEG: Dagaal khasaaro dhaliyay oo dhexmaray Somali iyo Oromo (Daawo)
    Puntland

    DEG DEG: Dagaal khasaaro dhaliyay oo dhexmaray Somali iyo Oromo (Daawo)

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 27, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ethiopia – Xukuumada talada Dalka Ethiopia haysa ayaa markii ugu horaysay sheegtay in dad ka badan 20 ruux ay ku dhinteen dagaal todobaadkii hore dhexmaray qowmiyadaha Somalida iyo Oromada.

    Afhayeen u hadlay Dowlada Ethiopia oo lagu magacaabo Negeri Lenco, ayaa sheegay in deegaanka Oromada laga soo xiray 98-ruux halka dhulka Kililka Shanaad laga soo qabtay 5-ruux, kuwaas oo lalal xiriirinayi inay ka danbeeyeen colaadda dib uga soo cusboonaatay labdan qowmiyadood.

    Labadan Maamul ee ka dirsan Ethiopia ayaa muddo dheer ku muran sanaa soohdinta ay wadagaan, iyadoona Xukuuma Ra’iisul Wasaare Hailemariam Desalegn ay deeganada dagaalku ka dhacay u daad-guraysay ciidamada Military-ga ee dalkaasi.

    Bishii April ee Sanadkan ayay ahay markii Madaxwaynayaasha labad dhinac ay ka heshiiyeen colaadda u dhaxaysa, balse dhacdadan ayaa ka dhigay in la jabiyay waxyaalihii laga heshiiyay.

    Halkan ka daawo shirka jiraa’id ee Afhayeen Negeri Lenco.

    https://youtu.be/GBcrsm30XXo

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.