Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»DEG DEG: Dagaal khasaaro dhaliyay oo dhexmaray Somali iyo Oromo (Daawo)
    Puntland

    DEG DEG: Dagaal khasaaro dhaliyay oo dhexmaray Somali iyo Oromo (Daawo)

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 27, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ethiopia – Xukuumada talada Dalka Ethiopia haysa ayaa markii ugu horaysay sheegtay in dad ka badan 20 ruux ay ku dhinteen dagaal todobaadkii hore dhexmaray qowmiyadaha Somalida iyo Oromada.

    Afhayeen u hadlay Dowlada Ethiopia oo lagu magacaabo Negeri Lenco, ayaa sheegay in deegaanka Oromada laga soo xiray 98-ruux halka dhulka Kililka Shanaad laga soo qabtay 5-ruux, kuwaas oo lalal xiriirinayi inay ka danbeeyeen colaadda dib uga soo cusboonaatay labdan qowmiyadood.

    Labadan Maamul ee ka dirsan Ethiopia ayaa muddo dheer ku muran sanaa soohdinta ay wadagaan, iyadoona Xukuuma Raโ€™iisul Wasaare Hailemariam Desalegn ay deeganada dagaalku ka dhacay u daad-guraysay ciidamada Military-ga ee dalkaasi.

    Bishii April ee Sanadkan ayay ahay markii Madaxwaynayaasha labad dhinac ay ka heshiiyeen colaadda u dhaxaysa, balse dhacdadan ayaa ka dhigay in la jabiyay waxyaalihii laga heshiiyay.

    Halkan ka daawo shirka jiraaโ€™id ee Afhayeen Negeri Lenco.

    https://youtu.be/GBcrsm30XXo

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    XOG: Mareykanka iyo Itoobiya oo u yeeray Madaxweyne Deni

    July 24, 2026

    Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Wax-ka-bedelka Xeerka Xisbiyada Puntland

    July 23, 2026

    Diyaarad hub iyo maleeshiyaad u wada Ilmo Diyaano oo kasoo kacday Muqdisho

    July 23, 2026
    Latest Posts

    The President of Puntland is meeting with US and Ethiopian officials in Addis Ababa.

    XOG: Mareykanka iyo Itoobiya oo u yeeray Madaxweyne Deni

    Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay Wax-ka-bedelka Xeerka Xisbiyada Puntland

    Diyaarad hub iyo maleeshiyaad u wada Ilmo Diyaano oo kasoo kacday Muqdisho

    Cirro “Reer Sool gacmo furan halagu soo dhaweeyo”

    QARDHO: Asad Diyaano oo maleeshiyo ku aruurinaya deegaanka ‘GERI-HEL’

    Dhimasho ka dhalatay Shil kale oo ka dhacay Deegaanka Soomaalida

    ๐ƒ๐ƒ๐’: Gaari Bus ah oo ka baxay Jigjiga oo rogmaday

    Firxad katirsan maleeshiyaadka ilma Diyaano oo gacanta lagu dhigay

    Puntland “Waxaan soo afjarnay maleeshiyaad u shaqeynayay Xassan Shiikh”

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.