Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Boga Wasaaradda arrimaha dibadda Ethiopia oo lagu soo bandhigay sawir shaki badan dhaliyay, kaas oo ka tarjumaya in qaariidada Soomaaliya laga saaray qaarada Afrika.