Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DEG-DEG: Qarax xoogan oo Muqdisho lagula eegtay Ciidanka AMISOM
    Somalia

    DEG-DEG: Qarax xoogan oo Muqdisho lagula eegtay Ciidanka AMISOM

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 1, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo katirsan AMISOM qarax lagula eegtay Isgoyska Ex Kontrool Balcad ee Muqdisho.

    Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa Miino dhulka lagu aasay, islamarkaana uu haleelay mid ka mid ah Gawaaridda Ciidanka AMISOM oo wada Mareeyay.

    Dadka degaanka ayaa sheegay inuu maqlay jugta xoogan ee qaraxyada, waxaana ay sheegeen in Ciidanka AMISOM qaraxa kaddib ay fureen rasaas, iyagoona daqiiqado kaddib goobta ka dhaqaaqay.

    Lama oga khasaaraha Ciidanka Amisom qaraxyadaasi ka soo gaaray.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.