Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa Maanta shaaciyay in Wadamada Ethiopia iyo Kenya ay Doonayaan in Somaliya ay u Qabsadaan Sidii ay Israel u Qabsatay Falastiin.