Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dekeda Garacad oo ka muujisay tartan sareeya Suuqa tartanka Dekedaha
    Somalia

    Dekeda Garacad oo ka muujisay tartan sareeya Suuqa tartanka Dekedaha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 11, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dekeda Garacad Todobaad walba,waxaa kusoo xirta Laba Markab iyo Laba Doonyood isku cel celis ahaan.

    Waxaa kaloo fursad tartan unoqon doona Ganacsatadii Dekeda Berbera kala soo degi jirtay Kunteenarada,gaar ahaan kuwa reer PL oo lagu qaaliyayay Canshuurta.

    Sidoo kale,waxaa dagaalka LC gooyey Wadadii Berbera-Garowe.

    Dhanka kale,waxaa meel wanaagsan maraysa dhismaha Wadada Garacad-Goldogob oo Wajigeeda 1-Aad uu yahay Garacad-Galkacyo oo dhan 240-km.

    Waxaa kaloo Garowe ka furmaya 13-ka Bishan Shirweyne Dekedaha PL iyo Shirkadaha isticmaala oo ay kasoo qaybgalayaan Dowlado Reer Yurub ah,kuwa Carbeed,kuwo Aasiyaan iyo Afrikaan.

    Shirkaas,waxaa lagu soo bandhigayaa fursadaha jira ee maalgashi iyo hanaanka ay ushaqeeyaan Labada Dekadood ee Bosaso iyo Garacad.

    PL waxay muujisay horumar dhinacyo badan leh 20-kii Sano ee udanbeeyay.

     

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.