Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Deni iyo Axmed Madoobe miyay ku kulmeen Imaaraadka?
    Somalia

    Deni iyo Axmed Madoobe miyay ku kulmeen Imaaraadka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Majiro kulan dhexmaray Labada Nin,waxaana weli diidan in kulankaas dhaco Deni.

    Dhanka Axmed waa udiyaar in uu la kulmo Deni oo Imaaraadka mudo,ayuu ujoogay la kulankiisa.

    Hadii dadaalka Imaaraadku dhicisoobo,waxaa kaloo jira haldoor iskood isku abaabulay oo reer Nayrobi ah oo ka shaqaynaya in ay wada hadalsiiyaan Labada Nin.

    Dadka aadka u olalaynaya,waxaa ugu horeeya Somalida Kenya oo ay ku jiraan Siyaasiyiinta reer Gaarisa.

    Axmed isfahanka Deni xiligan, waa danaynayaa,sababtoo ah Xasan,ayuu rabaa in uu ka hor yimaado.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.