Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Deni iyo Jabiye oo khilaaf hor leh ka dhex qarxay
    Somalia

    Deni iyo Jabiye oo khilaaf hor leh ka dhex qarxay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulan usocday ku dhawaad 6-Saac MW Deni iyo Gudoomiye Jabiye,ayaa kusoo idlaaday faashil.

    Arinka laga wada hadlay ee laysku afgaran waayay,waxuu ahaa in MW Deni aqbalo soo jeedintii 3-Xisbi ee ahayd in MW ay doortaan Xildhibaanada,halkii Shacabku ka dooran lahaa.

    MW Deni arinkaas,waa diiday,waana kusoo ceshay Jabiye.

    Jabiye dhankiisa,waxuu Deni usheegay in uusan doorashada kala qaybgalayn oo uusan la tartamayn,haduusan aqbalin soo jeedintooda.

    Deni kuma kalsooni qabo hadii MW uu dooranayo Baarlamaanka,waxuuna aad urabaa oo kalsooni ku dareemayaa Shacabku in ay doortaan MW.

    Halka Mucaaradku ku niyadsan yihiin Baarlamaanka oo doorta MW.

    Jabiye waa Oday wakhti iyo dhaqaalaba geliyay hirgelinta Dimuqraadiyada oo waliba Deni usoo hiiliyay xiliyo adag.

    Deni ma u abaal gudi doonaa Jabiye??

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.