Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Deni iyo Xasan Shiikh oo isku soo dhawaaday khilaaf dheer kadib
    Somalia

    Deni iyo Xasan Shiikh oo isku soo dhawaaday khilaaf dheer kadib

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa dhacay xiriir Taleefoon oo dhexmaray Labada Madaxweyne ee PL iyo DFS.

    Xiriirkaas,wuxuu sababay in laysku soo dhawaado oo isfahan dhexmaro Xasan iyo Deni.

    Sida xoguhu sheegayaan,waxaa layskula fahmay Laba arimood in laga wada shaqeeyo hirgelintooda….

    1.Qabsoomida Shirka Garowe.
    2.Qabsoomida Shir gaar ah oo dhexmara PL iyo DFS.

    Sida ay ii xaqiijiyeen Saraakiil sar sare oo ka tirsan Villa Somaliya,wada hadalkan si weyn ayay Labada MW iskugu fahmeen.

    Dowladnimada Somaliya ee soo kabanaysa waa u muhiim wada shaqaynta Labada heer Dowladood Madaxdoodu.

    Si gaar ah MW Xasan,waxaa laga rabaa in uu gudaha mideeyo si dibada macno loogu yeesho.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.