Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Deni, Madoobe iyo Lafta-gareen oo isugu tagay NAIROBI
    Somalia

    Deni, Madoobe iyo Lafta-gareen oo isugu tagay NAIROBI

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 23, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Koofur Galbeed ayaa isugu tagay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kuwaasoo si kala gaar gaar ah u gaaray saddexdii maalin ee u dambeysay.

    Wararka ayaa sheegaya in saddex Madaxweyne ay kulamo qarsoodi ah ku yeelan doonaan Magaalada Nairobi, kuwaas oo ay uga tashanayaan xaalada Guud ee Soomaaliya, gaar ahaan Doorashiyinka 2020 illaa 2021, sida ay inoo sheegeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay.

    Wararka ayaa intaas ku daraya in hadii dhinacyadu ay is afgarad ka gaaraan wada-hadalkooda ay kulan wadajir ah la yeelan doonaan Xubnaha Beesha Caalamka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, oo haatan kulamo gooni gooni ah ay la lee yihiin.

    Lama oga, in Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo garab u ah Dowladda Federaalka, uu ku biirayo xulufada Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo kasoo hor-jeeda Villa Soomaaliya, balse Dadka reer Koonfur Galbeed ayaa kasoo hor-jeeday Doorasho qof iyo cod ah oo ku saleysan degaan inay ka dhacdo Soomaaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.