Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Deni oo amray markale in diiwaangelinta la bilaabo
    Somalia

    Deni oo amray markale in diiwaangelinta la bilaabo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni,ayaa ku amray Gudiga Doorashada in ay bilaabaan diiwaangelinta maalinka beri foog ah.

    Gudiga iyo Xubno ka mid ah Xukuumadiisa,waxay kula taliyeen in 3-bilood dib loo dhigo,waase ka diiday.

    Diiwaangelinta,ayay ahayd in ay bilaabato Maanta ,balse Madaxweyne Deni,ayaa amray Xalay Saq dhexe in la hakiyo kadib Shaqaaqadii ka dhalatay.

    Garowe waxaa ka bilowday guux xoog badan,waxayna ubadan tahay in Dadku Subixii dhigaan Mudaahaaraad balaaran oo ay ku diidan yihiin diiwaangelinta xiligan kusoo aaday.

    Dad la laynayo Dadkoodii oo Dhaawac iyo Dhimasho kala guraya kuna mashquulsan gurmad in la yiraahdo Diiwaangelin aada waa yaab.

    Guud ahaan Dadka reer Puntland dareenkoodu,waxuu jiraa Laascaanood.

    Deni hadalkiisii Maanta iyo amarkiisan ah beri diiwaangelinta hala bilaabo waxay umuuqataa in uu Muuse la shaqaynayo oo weerarka beri la filayo in uusoo qaado hoosaasaniyo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.