Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Deni Oo ku fashilmay xiriirka caalamka
    Somalia

    Deni Oo ku fashilmay xiriirka caalamka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 13, 2019Updated:December 14, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Masuulkii ugu sareeyay ee uu kala kulmo madaxda Itoobiya tan iyo xiligii la doortay Madaxweyne Deni,ayuu noqday Wasiirka Maaliyada Dowlada Fadaraalka Itoobiya Shide.

    Waxaa si buuxda layskugu raacsan yahay in uu hooseeyo galgalka Diblomaasi ee Deni ku leeyahay caalamka.

    Adis,Nayrobi,Jabuti wax ka badan Wasiir maqaamkiisu hooseeyo kala kulmo Deni markuu booqdo.

    Sidoo kale uma joogaan ama umaba abaabulna shaqsiyaadka la yaqaan ee gal-galka siyaasadeed ku leh dalalkaas ee kasoo jeeda Puntland iyo guud ahaan Somaliya.

    Sida aan xogta ku hayo Madaxweyne Gaas ilaa Afar Safaaradood muhiim ah oo ay Somaliya dibada ku leedahay,ayuu wax ka bixin jiray dhaqaalaha ku baxa si danaha Puntland aysan caqabad ugu noqon.

    Madaxweyne Deni inkasta oo uu soo noqday Xildhibaan,Wasiir heer Fadaraal ah hadana weli siyaasada dibada iyo xiriirkiisa caalamku waa eber.

    Madaxweynihii siyaasadiisa dibada ay ugu liidatay ee Puntland hogaansha,ayaa lagu tilmaami karaa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.