Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DF oo war kasoo saartay kufsiyo ka dhacay Koonfurta Soomaaliya (Akhriso)
    Somalia

    DF oo war kasoo saartay kufsiyo ka dhacay Koonfurta Soomaaliya (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 21, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay fal dambiyeedka kufsiga oo dhawaanahaan ku soo badanayay qeybo ka mid ah Koonfurta Soomaaliya.

    War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada ayaa waxaa lagu sheegay in cid kasta oo lagu helo iney ku kacday fal kufsi ah lala tiigsan doono ciqaab adag oo waafaqsan shareecada Islaamka iyo shuruucda kale ee dalka u taalla.

    Wasaaradda ayaa ugu baaqday Xeer ilaalinta Dowladda Federaalka in tilaabo waafaqsan Sharciga laga qaado Shaqsiyaadka ku kaca falalka ka baxsan Sharciga oo kufsigu uu ka mid yahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.