Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DF Soomaaliya oo cadeysay Mowqifkeeda dacwada badda ee Maxkamada ICJ.
    Somalia

    DF Soomaaliya oo cadeysay Mowqifkeeda dacwada badda ee Maxkamada ICJ.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    NAIROBI (IDIL NEWS)-Iyada oo uu weli jiro khilaafka diblumaasiyadeed ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya kaas oo ka dhashay muranka dhinaca Badda ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay cadeysay in marnaba ka tanaasuleyn Dacwadda Badda ee taalla Maxkamada Cadaaladda Aduunka ee ICJ.

    Hadalkaan ayaa yimid kadib markii dad badan ay shaki ku abuurtay kulanka Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhiggiisa Kenya ay Maanta Nairobi ku yeelanayaan, kaas oo uu gar wadeen ka yahay Raโ€™iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

    Afhayeenka madaxtooyadda Soomaaliya, Cabdinuur Maxamed Axmed, oo ka mid ah wefdiga la socda madaxweyne Farmaajo ayaa bartiisa Facebook ku sheegay in kiiska badda lagu muransan yahay ee yaalla Maxkamadda Caddaaladda Adduunka aan wax gorgortan ah laga geli doonin.

    Muranka dhinaca Badda ah ee u dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa soo jiitamayay mudo farabadan kaas oo aan weli xalย  loo helin, hayeeshee uu haatan gaaray mid ay xiriirka diblumaasiyadeed isku jaraan.

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.