Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DFS oo amartay diyaaradaha ka yimaada, kuna socda Kismaayo inay maraan Muqdisho
    Somalia

    DFS oo amartay diyaaradaha ka yimaada, kuna socda Kismaayo inay maraan Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku saabsan in diyaaradaha ka yimaada, ama ku socda Kismaayo ay soo maraan Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

    Goโ€™aankan oo kasoo baxay Heyโ€™adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Dowladda Federaalka ayaa la sheegay in uu la xiriiro hubinta iyo koontaroolka diyaaradaha ka dega Kismaayo.

    Tallaabadan ayaa u muuqata miday dooneyso Dowladda Federaalku inay culeys ku saarto Dowlad Gobaleedka Jubbaland, oo horey Masuuliyiinta DFS uga mamnuucay Kismaayo intii lagu jiray doorashadii Axmed Madoobe. , balse shalay dib ugu fasaxay Degaanadooda.

    Sidoo kale, Wararka ayaa sheegaya inay dooneyso Dowladda Federaalku inay ku carqaladeyso caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo dhowaan la filayo inay ka dhacdo Magaalada Kismaayo, ayna ka qeyb geli doonaan wafuud ka socota dowlad goboleedyada, kuwa ka socda dalalka deriska, gaar ahaan Kenya iyo madax hore inay ka qeyb galaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.