Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DFS oo diyaarad ku qaaday Shacabkii ku dhaawacmay Qarixii Aw-dheegle
    Somalia

    DFS oo diyaarad ku qaaday Shacabkii ku dhaawacmay Qarixii Aw-dheegle

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diyaarad uga qaaday Degmada Aw-dheegle ee Gobalka Shabeellaha Hoose, dad Shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino oo 4-tii bishan ka dhacay Aw-dheegle.

    Qaraxa oo ahaa miino nooca Remote control ah oo meelaha fog fog laga hago, ayaa Shabaabku la beegsadeen Ciidan iyo Shacab Degmada Aw-dheegle ka waday olale nadaafadeed, waxaana qaraxaas uu sababtay dhaawaca 7 Ruux oo shacab ah iyo Askar, Iyadoona sidoo kale ay jirtay Dhimasho.

    Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka iyo masโ€™uuliyiinta degmada Aw-dheegle ayaa xaqiijiyay in Dowladda Federaalka ay dadkaasi u dirtay gurmad deg deg ah, lana geeyay dhaawacoodii Magaalada Muqdisho oo haatan lagula tacaalayo xaaladooda Caafimaad.

    Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa dhawaan ka saaray Kooxda Al-Shabaab deegaanno badan oo katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, Iyadoona ay jiraan dhaqdhaqaaqyo kale oo Ciidanku ka wadaan Gobalada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.