Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DFS oo qorshaynaysa in SL laga xakameeyo dhanka Ganacsiga
    Somalia

    DFS oo qorshaynaysa in SL laga xakameeyo dhanka Ganacsiga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa jira warar sheegaya in Villa Somaliya iyo Djibouti oo wada shaqaynaya ay diyaarinayaan qorshe Labaad oo Somaliland looga xayirayo dhanka Ganacsiga.

    Qorshaha ay qaadayaan,ayaa ah in ay Internet Somaliland isticmaasho ee laga soo talaalay Djibouti ay Somaliya Gacanta si fudud ugu dhigto,iyadoo Shaqaalaheeda Muqdisho gayn doonta Djibouti oo ah halka laga soo jiiday xariga Internet ka ee guud ahaan laga isticmaalo Somaliland.

    Sidoo kale Shirkadaha Ganacsiga caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah oo dhan,gaar ahaan Xawaaladaha ayay ku khasbayaan in ay kasaaraan adeega Magaca Somaliland Shirkadahooda ka shaqeeya gudaha Somaliland.

    Waa talaabo kale oo SL xakamaynaysa oo caqabad ku ah raadinteeda Jamhuuriyad ka Madaxbanaan Somaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.