Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DFS oo soo bandhigtay xabsi ay si qarsoodi dadka ugu xiri jirtay (VIDEO)
    Somalia

    DFS oo soo bandhigtay xabsi ay si qarsoodi dadka ugu xiri jirtay (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 7, 2020Updated:May 7, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliska Ciidanka Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegay xabsi Qarsoodi ahaa oo ku yaalay Degmada Dayniile ee Gobalka Banaadir, kaas oo lagu xiri jiray, sidoo kalena jirdil loogu geysan jiray Dadka ka aragtida duwan Xukuumadda Federaalka, gaar ahaan Dadka ka dhaliila baraha bulshada ee kunool Magaalada Muqdisho.

    Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Saleebaan Maxamed Maxamuud, oo booqday maanta xabsigan oo lagu magacaabo “Cusboole” ayaa sheegay inay baaris ku aadan eedaha loo jeedinayo ku sameyn doonaan Maamulka Degmada Deyniile, isagoona sidoo kale uga digay guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobalka Banaadir inay si sharci-darro ah dad u xiraan.

    https://www.facebook.com/133856583339708/posts/3078687438856593/

    Xabsigan maanta ay la wareegeen Taliska Ciidanka Booliska DFS ayaa maalmihii ugu dambeeyay lagu hadal-hayay baraha bulshada, taas oo sababtay in Hay’adaha xuquuqul aadanuhu digniin adag u soo direen Madaxda DF Soomaaliya, oo lagu eedeeyay inay iyagu wax ka og-yihiin xabsiyadan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.