Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhibaatooyinka lo geysanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee kunool dalka Koonfur Afrika,kuwaasi oo la kulma,dil,dhac iyo weeraro joogta ah. Halkan ka akhriso: war ay ka soo saartay Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Dhibaatada ka taagan Koonfur Afrika.