Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhaawacyada Qarixii Afgooye oo loo qaaday Turkiga
    Somalia

    Dhaawacyada Qarixii Afgooye oo loo qaaday Turkiga

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 21, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaarad ka timid Dalka Turkiga ayaa saaka ka qaaday Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho, dhaawacyada Shaqaalihii Turkiga ee ku waxyeeloobay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee dhawaan ka dhacay Meel u dhow degmada Afgoooye shabeellada Hoose.

    Tirada Dhaawacayada Turkida ahaa ee la qaaday ayaa gaarayay lix, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay xaaladooda caafimaad lagu baxnaaninayey Isbitaalka Erdogan, “Ex-Digfeer” ee Magaalada Muqdisho.

    Wararka ayaa intaas ku daraya in qaar kamid ah Ciidanka Dowladda Soomaaliya, ee qaraxaas ku dhaawacmay, iyagana loo qaaday dalka Turkiga.

    Kooxda Al-Shabaab ayaa 18-kii Bishaan, qarax ismiidaamin ah kula beegsadey Bar-koontarool oo ku taalla Degmada Afgooye Shaqaalaha Turkiga ee u Shaqeynayey shirkadda dhiseysa Wadada xiriirisa Muqdisho & Afgooye, iyo Ciidamo ilaalo u ahaa, waxaana weerarkaas ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.