Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Aaran-shaydaan waa Arilayaal dhawr Doonyood uqarxeen!!
    Somalia

    Faallo:-Aaran-shaydaan waa Arilayaal dhawr Doonyood uqarxeen!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 21, 2023Updated:July 21, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Deni Siyaasiyan,ayuu ubaaba’ashay Aaran-shaydaan oo si weyn ugu diyaarsanaa mudo xileedkan Doorashada.

    Sumcadii,maqaamkii,tuhunkii la tuhmay,hulaabtoodii,ballanqaadyadoodii huuhaada ku dhisnaa,ayuu marada ka fayday.

    Caasimadii,ayuu ku kalifay in ay Xabad ka ridaan,waxayna ku lumiyeen halkaas Dadkii reer Nugaaleed oo ugu horeeyo Islaan Ciise.

    Reer Sool,ayaa xaqiiqsaday in ay jiritaankooda,qiyamkooda iyo difaacooda khatar ku yihiin oo ay la shaqaystaan cadowga SNM.

    Reer Sanaag,ayaa u arkay kuwo bahdila Siyaasigooda oo mar walba kusoo deg-dega,wada noolaansho Siyaasadeedna aan lahayn.

    Reer Bari,ayaa uhaysta dagaalkii Bosaso,soo raridii hay’adaha iyo layntii haldoorkooda.

    Reer Mudug,ayaa u arka in aysan masuul ahayn,Cunno raadinta wax ku dilaan,Siyaasada ka barteen Xan iyo isku dir,aragtidooda iyo maqaamkoodu maxali yahay kuna mashquulsan yihiin sokeeyaha.

    Dibada Puntland,ayaa looga arkay Koox Dulaaliin Lacageed ah oo aan lahayn aragti iyo saamayn Siyaasadeed oo salkoodii fashilmay.

    Dhabarjabintii ay Deni kaga sameeyeen Doorashadii Xamar,waa eedeen oo,waxuu Somali tusay in ay yihiin Arillayaal Dhowr Doonyood uqarxeen.

    WQ:-Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.