Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Baarlamaanka Hir-Shabelle oo ansixiyay maanta 52 Wasiir
    Somalia

    Dhagayso:-Baarlamaanka Hir-Shabelle oo ansixiyay maanta 52 Wasiir

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 11, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    85 xildhibaan ayaa soo xaadirtey kulankan, iyadoo 71 ay ansixiyeen golaha wasiirada cusub, sida uu sheegay Guddoomiyaha Baarlamaanka.

    Hase ahaatee qaar ka mid ah Xildhibaanada Hirshabeelle ayaa kulanka isaga baxay, kadib markii uu buuq ka dhashay qaabka codeynta mooshinka oo Guddoonka sheegay in gacanta loo taago.

    Xildhibaanada qaar ayaa sheegay in mugdi uu ku jiro qaabka ansixinta oo aheyd mid gacan taag ah, isla markaana tirada joogtay kala bar ay ahaayeen xildhibaanada ka soo horjeeday Golaha Wasiirada in la ansixiyo.

    Golaha wasiirada oo ka kooban 52 ruux oo isugu jira wasiiro,wasiir ku xigeeno iyo wasiiru dowlayaal ayaa 35 ka mid ah waxa ay yihin xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle,hoos ka dhagayso.

     

     

     

    Halkan ka dhagayso codka Gudoomiyaha Baarlamaanka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/03/jowhar.mp3

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.