Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Ciidamada Bada Puntland oo ku guulaystay soo furashada Markabkii Burcad Badeedu afduubatay
    Somalia

    Dhagayso:-Ciidamada Bada Puntland oo ku guulaystay soo furashada Markabkii Burcad Badeedu afduubatay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 17, 2017Updated:March 17, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Bada Puntland ayaa ku khasbey kooxdan dhalinyarada ah ee afduubatay markabka ganacsi ee sidey shidaal in ay ka degaan oo ku sii daayaan si nabad ah.

    Maalntii shalay ayaa is rasaaseyn kooban dhex martey ciidanka Puntland iyo kooxdii dableyda ahayd Ciidamada Puntland ayaa muddo laba maalmood ah ku hareereysnaa markabka oo godoomiyay kana jaray sahaydii uga imaan lahayd dhulka.

    Markab ay burcad badeed ku haysteen xeebta Puntland ayaa si nabad ah lagu siidaayey. Markabkan oo laga leeyahay dalka Imraadka Carabta islamarkaasna u rarnaa ganacsato Soomaaliyeed ayaa xaley fiidki ay ka dhaadhaceen burcad badeed afduubka u haysatey tan iyo Axadi,hoos ka dhagayso Codka aagaasimaha.

     

     

     

     

    Halkan ka dhagayso codka Aagaasimaha Ciidamada Badda Puntland

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/03/b-1.mp3
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.