Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Dood adag oo ku saabsan”Maakhir sow gef kuma ahan Shirka Jasiira Hotel”
    Somalia

    Dhagayso:-Dood adag oo ku saabsan”Maakhir sow gef kuma ahan Shirka Jasiira Hotel”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dooda aan Xalay qabanay ee ku saabsanayd Siminaarka Hotel Jasira Xamar,waxaa kasoo baxay oo ay dul istaageen Dadkii kasoo qaybgalay ee kasoo jeeday Sanaag iyo PL -ta kale…..

    1.In Beesha Warsangeli Xaal la siiyo oo lagu gafay.

    2.In Beesha Warsangeli aysan ahayn Dad kooban oo Hotel ku Shiri kara.

    3.In Beesha Warsangeli leedahay Deegaan balaaran oo ay ku Shiri karto oo aysan ahayn Barakacayaal Hotel Xamar ku yaal lagu Shiriyo.

    4.In Beesha Warsangeli leedahay Saldano Dhaqan oo soo jireen ah iyo hormuud Siyaasadeed oo Taladu ka go’odo.

    5.In Toboneeyo Siyaasiyiin ah oo Shaqadii ka dhamaatay aysan Madax goosan karin Beesha Warsangeli.

    6.In Beesha Warsangeli Guriga taladeedu taalo uusan iclaamin tabasho iyo dhaliil ay uhayaan Maamulka PL.

    7.In Beesha Warsangeli 1998-deedii PL Qayb Lixaad leh wax uga dhisatay,isla markaana Doorashadii Qof iyo Cod kusii xoojisay lahaanshaheeda PL.

    8.In Siminaarka Shaqo doonka ah ee Hotel Jasiira aysan agtiisa tagin Siyaasiyiintii iyo Dhaqankii macnaha lahaa ee Beesha Warsangeli sida….

    1.Afartii Gudoomiye Baarlamaan ee udanbeeyay,Ilko jiir.

    2.Guud ahaan Salaadiintii Dhaqanka ee Beesha.

    Isku soo wada duuboo Shaqo doon Siyaasadeed ma’ahan Matalaad Sanaag.

     

    Halkan ka Dhagayso Dooda:-

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/VID-20240805-WA0037.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/VID-20240805-WA0038.mp4

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.