Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Madaxweyne Gaas oo bixiyay waraysi xiiso badan leh
    Somalia

    Dhagayso:-Madaxweyne Gaas oo bixiyay waraysi xiiso badan leh

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 31, 2018Updated:December 31, 2018No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Prof Gaas ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay inay faragelin ku hayso Dowlad Goboleedyada si ay u burburiso nidaamka federaalka ee ay Soomaalidu ku hershiisay

    Prof Gaas ayaa xusay faragelinta ay dowladda federaalka ku sameysay dawlada Goboleedayada Koonfur Galbeed, Galmudug iyo qorshaha guracan ee ay ka wadaan Jubaland

    Dhanaka kale Madaxweynaha ayaa ka hadlay hadalhayn ku saabsan madaxtinimada Puntland ee Dr Cali Ciise Cabdi oo horay ugu hawlanaa kala quybinta Puntland.

    Madaxweyne Gaas ayaa yiri โ€œCali Ciise waa nin u dhashay Punland laakiin ma qabo inuu aaminsan yahay jiritaanka Puntland. Waa nin aan weligiis ka shaqeynin midnimada iyo horumarka Puntlandโ€

    Madaxweyne Prof Gaas ayaa sidoo kale ka hadlay ruqsado ay dhowaan dowladda federaalku siisay shirkado Shiinees ah si ay uga kalluumestaan xeebaha Soomaaliya, isagoo sheegay inaysan waxba kala socon ayna ka shaqaynayn Puntland.

    Madaxweyne Gaas oo ruqsahada dawladda federaalka ka hadlaya ayaa yiri โ€œAnnaga waxba kalama soconno arrintaas, waa in lagu heshiiyaa sida loo qaybsanayo khayraadka dalka, xeebaheena, Dowlad nooma ilaaliso ee annaga ayaa ilaashana, shati Xamar laga soo saarayna Puntland kama shaqeynayo,โ€,hoos ka dhagayso codka.

    Halkan hoose ka dhagayso codka Madaxweynaha

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.