Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Nabadoonada Bari”Nabadoonku waa nabad ilaaliye ee mahan Balo kiciye mana jiro Nabadoon mid kale afhayeen u ah”
    Somalia

    Dhagayso:-Nabadoonada Bari”Nabadoonku waa nabad ilaaliye ee mahan Balo kiciye mana jiro Nabadoon mid kale afhayeen u ah”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 1, 2017Updated:March 1, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nabadoonada Gobolka bari ayaa maanta ka hadlay xaalka dalka,si gaar ah Nabadoonada waxay uga hadleen xaaladihii maalmahan ugu danbeeyay ee ka dhacayay Puntland ,

    Nabadoonada ayaa baaq u diray shacabka Puntland meel uu joogo si gaar ahna waxay ugu soo jeediyeen shacabka Gobolka bari in ay ilaalsadaan nabadooda iyo horumarkooda lana shaqeeyaan laamaha amaanka,hoos ka dhagayso codka nabdoonada.

     

     

     

     

    Halkan ka dhagayso codka nabadoonada

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/03/bar.mp3
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.