Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Odoyaasha Beesha Ciise Maxamuud”Ciise lalama shaqayn karo oo laguma shaqayn karo garowe mahan sax waxa dhacayana mahan wax Ciise ka yimid ee waa waxmayaqaan ficilkiis”
    Somalia

    Dhagayso:-Odoyaasha Beesha Ciise Maxamuud”Ciise lalama shaqayn karo oo laguma shaqayn karo garowe mahan sax waxa dhacayana mahan wax Ciise ka yimid ee waa waxmayaqaan ficilkiis”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 11, 2017Updated:March 12, 20171 Comment1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qaybo ka mid ah waxgaradka  Gobolka Nuugaal ,gaar ahaan kuwa Beesha Ciise Maxamuud ayaa si adag uga hor yimid isbaarada ay dhigteen Ciidamada lasoo abaabulay ee lagu sheegay in ay mushahaar la’aan yihiin.

    Odoyaasha hadlay ayaa yiri”waxaan leenahay Ciidanoow idinkoo u dhaartay difaaca Puntlad ma ahayn in aad idinku isbaaro u dhigataan oo jidgooyo ku samaysaan dadkii awalba abaartu baabi’isay ee ahaa Hooyooyinka iyo caruurta”

    ”Ciise lalama shaqayn karo oo laguma shaqayn karo garowe mahan sax waxa dhacayana mahan wax Ciise ka yimid ee waa waxmayaqaan ficilkiis,mushahaar la’aan mahan waxa askartan la qaylinayso ee waxkalaa jira”ayuu yiri mid ka mid ah nabadoonada hadlay.

    Sidoo kale waxay waxgaradku muujiyeen sida aadka u xun ee ay uag damqanayaan ceebta ays oo jiideen askartaa jid gooyooyinka dhiganaysa,hoos ka dhagayso codka waxgaradka.

     

     

     

     

    Halkan ka dhagayso codka Odoyaasha

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/03/nabadoonada-ciise.mp3
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.