Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhexdhexaadintii Kenya Ee Axmed iyo Xasan oo fashilantay
    Somalia

    Dhexdhexaadintii Kenya Ee Axmed iyo Xasan oo fashilantay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kismaayo,waxaa tagay Madaxa Wardoonka Kenya.

    Tagidiisu,waxay ku salaysnayd si guud wadashaqaynta Kenya iyo Jubaland.

    Balse,waxaa qayb ka ahayd ergo uu ka waday Xasan Shiikh oo ahayd in isaga iyo Axmed lawada hadal siiyo.

    Madaxda Sirdoonka Kenya,wuxuu ku guulaystay Taleefoonka in uu iskugu dhiibo Xasan iyo Axmed.

    Balse Xasan waxba kama faa’idin la hadalkii Axmed oo wuxuu ku yiri Axmed…..” Waxaan kuwada hadlaynaa meel furan oo lawada joogo lehna markhaatiyaal,waana ku xiray Telka”.

    Xasan,wuxuu wataa khiyaamo ah..”Intaad Gedo ka adeeganayso iska mashquuli Axmed,waase fahansan yahay Axmed”.

    Itoobiya,waxay ku xirtay shuruud Xasan Shiikh,taasoo ah…” Hadaad rabto in aan kaala shaqayno arimaha JL kasoo qaybgal xaflada furitaanka Daamka weyn ee Niilka”.

    Xasan ila meeraysadiisii,waxaa soo afjaray Itoobiyaanka oo war ugu soo koobay ( Iscadee…Anaga ama Masar).

    Mw Axmed,waxaa horay ugu qorshaysnayd tagida Kenya iyo Itoobiya,waana ubaxayaa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.